so

Boggan waxaa ku jira macluumaad ku saabsan barnaamijka cilmi baarista ee gobol kasta oo ka qayb qaadanaya. Guji gobolkaaga si aad u aqriso macluumaadka saxda ah.

Ma rabtaa inaad ka qeyb ahaatid mashruuca cilmi baarista cusub ee ku saabsan sida fayo qabka carruurta iyo ka qeybqaadashada u hormaraan waqti kadib?

Halkan ka akhriso!PDF

Ma rabtaa inaad ku soo biirtid oo fikradaada ka dhiibatid baxnaaninta carruurta?

Halkan ka akhriso!PDF

Sidan uppdaterad 2020-10-27